Madaxweyne Deni oo Qado sharaf ku Maamuusay Axmed Madoobe & wafdigiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee sugan Garoowe. Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Madaxdii hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole … Continue reading Madaxweyne Deni oo Qado sharaf ku Maamuusay Axmed Madoobe & wafdigiisa (Sawirro)